VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kabeebbeey dheel - Lyrics

kac dheh kabeebeey ama kooda karsoo ka kadlee anigu waxaan ahay kaabaha samadiyo waxaan dagay korka hadaad is waashana kolka kurka waxaan ka jaraya kobta kuf oojab koodashana beel xisdiqaa kaska galay ka kabo shacakana karaamo leh kuligood kashka laabta ugu hayo kaalintood dhankiina kaalma weeye ka kadlee sawaxanka igu kaba kal iyo laab ila kaca kor u bax kaalinteeda muusiga kolba gees u raac kac dheh kabeebeey ama kooda karsoo ka kadlee wiilyahaw ii imo kaligaa kashka laabta igu qabo kifaaxnee kabeebeeyda ila ciyaar kiriifnee dhiigaaguna ha kac kaco ilaa kor u kac karaamee adna kistaa karaame baska karaame waa kuntee karaamee kor u qaada gacmihiina kuligiin kor u qaada kirna ha igu odhan la ima tuso kibir kaakaadso iga dambee kac dheh kabeebeey ama kooda karsoo ka kadlee soo kaca agtaydana kaalaya kuligiin waayaha cusub kaalintood korodhsoo gacmihiina kor u qaada kordhiya qofkii hadal kawiyaa ka waalnaa ciyaartana kawiyaa kafadlaa kirkajax waa saasee ka dambee kalxanta haka jabin kuurkuurso ka kambee kirkajax waa saase e ka kambee kac dheh kabeebeey ama kooda karsoo ka kadlee
Queue is empty
-- / --