kac dheh kabeebeey
ama kooda karsoo ka kadlee

anigu waxaan ahay kaabaha
samadiyo waxaan dagay korka
hadaad is waashana kolka
kurka waxaan ka jaraya kobta
kuf oojab koodashana beel
xisdiqaa kaska galay ka kabo
shacakana karaamo leh kuligood
kashka laabta ugu hayo kaalintood
dhankiina kaalma weeye ka kadlee
sawaxanka igu kaba kal iyo laab ila kaca
kor u bax kaalinteeda muusiga kolba gees u raac
kac dheh kabeebeey
ama kooda karsoo ka kadlee

wiilyahaw ii imo kaligaa
kashka laabta igu qabo kifaaxnee
kabeebeeyda ila ciyaar kiriifnee
dhiigaaguna ha kac kaco ilaa kor
u kac karaamee adna kistaa karaame
baska karaame waa kuntee karaamee
kor u qaada gacmihiina kuligiin kor u qaada
kirna ha igu odhan la ima tuso kibir
kaakaadso iga dambee
kac dheh kabeebeey
ama kooda karsoo ka kadlee

soo kaca agtaydana kaalaya kuligiin
waayaha cusub kaalintood korodhsoo
gacmihiina kor u qaada kordhiya
qofkii hadal kawiyaa ka waalnaa
ciyaartana kawiyaa kafadlaa
kirkajax waa saasee ka dambee
kalxanta haka jabin kuurkuurso ka kambee
kirkajax waa saase e ka kambee
kac dheh kabeebeey
ama kooda karsoo ka kadlee

Exit mobile version