Heesta Kalamudan - Lyrics
Iga maqan ima oga
Mataankaygii geed qariyee hee hee hee
Ana maantaba caashaqa
Sida mayayga robkuu
Intuu meel biyaha dhigay
Dhex maquurshay beeraha
Dhex maquurshay geedaha
Ma hiigaan jacaylbaa
Meel dheer i dhagayoo
I qaadaa i dhigay
2x
Igu mudan xasuusta midnimo
Ma huraan waa labadeenee hee hee hee
Ana maantaba caashaqa
Sida madiga hooyadu
Kama celiso mawdkaba
Marka ay jaleecdee
Marka ay AAA mmm
Marka ay jaleecdee
Mahiigaan jacaylbaa
Meel dheer i dhigayaa
I qaadaa i dhigayaa