Heesta Somali abay ii imaaw rap - Lyrics
aabowe ii imow
aqalkayga soo gal
ebidkaaga ila joog
ha bixin a bixin
ubax so daaye tahee
qorax soo ifaysaa hayd
araga ku arwaxsaday
intaa ila jooge
cahdigii ma ilobin ogow
uurkaad igaga taale ogow
indhayga iftiinkow
adaa ii ahayde
aabow ii imow
aqalkayga soo gal
ebidkaaga ila joog
ha bixin a bixin
abshirasytay markaan ku arke
edeb iyo asluub badane
aragayga adoo kale
abedkay ma saarine
dusha iiga iftiin badaneey
laabyteyda u roone
jacaylkaaga aan rabaaye
ha xisoone aktayda imow
aabow ii imow
aqalkayga soo gal
ebidkaaga ila joog
ha bixin a bixin