Xidagay aa tahayee xariir iida’dee
Xeebtii  xamar adigaa kaa soo xushayee

Waxii laxaraarugoohaayo xiisahaaga waaye
Ha ixoorineee xabadka isaareee
Xabiibi xabiibi

Xabaddii jacaylkaaga la xanuunsadee
Intii xawaal galin xasil ii imaw

Waxii laxaraarugoohaayo xiisahaaga waaye
Ha ixoorineee xabadka isaareee
Xabiibi xabiibi

Xiligaan dhaxdiisa intaan xaasho kuu dhigee
Xisaab laguma gaari karee waa xadla’aan

Waxii laxaraarugoohaayo xiisahaaga waaye
Ha ixoorineee xabadka isaareee
Xabiibi xabiibi

Exit mobile version