VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fiisaha visa - Lyrics

fariimahii qoraalkiyo faaladii jacaylkeena foolxumo maxaa baday fahmi waayay aniguye taladii fayoobayd maxaa kala firdheeyay caashaqan fogaadee farxad iyo damaashad aroos aan la filanayn ma fiisaad ka jeceshay duulimaad falaytkiyo ma fiisaad ka jeceshay midaan fiirsanaayee faceed aan ka doortaay ha iga fogaanin falaadhihii jacaylkaa feedhaha i gooyoo sidan kaama filanayn caashaqan fogaadee farxad iyo damaashad aroos aan la filanayn ma fiisaad ka jeceshay duulimaad falaytkiyo ma fiisaad ka jeceshay
Queue is empty
-- / --