VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta alaabta anaa iska leh - Lyrics

itaal adigoon lahayn markaan kaa dhigay amiir dadkoon ku aqoon aduunka markaan ku baray indhuhu ay kuu furmeen abaal rag inaan lahayn miyaad i ilowday ani abaayo kuma aqaan adigu tumaad ii ahayd afkeed ii ileedahay ilowshahaagu dhawaa anigu adkaystayee ha ii imaan anigaa adigaa awalba eberbaad ahayd anaase ku aaminoo africa ii aad ku iri aqalkaad ku aroostay iyo alaabta anaa iska le baabuurka albaabka yaal ogow anigaa ku qoran
Queue is empty
-- / --