VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cagta saar wadada - Lyrics

waa cudur jacayloo waa mid ciil ku bada oo culays wayn ku saaroo kaa rogin cabaartoo kuu jabiya cadawgee ragan caalamkan ku nool anoo kaa calmadayba cara maran gabaahiib igu xoortay cidle ma cadaaladbaa taas cagta wadada saar waxba ha ii calaacalin cadawgu yaanu kaa bixin ragu waa ku ceebe anoo laan curdinahoo midabkaygu cawl yahay xidigaha cirdiidka a ku caweeya deegaan ayaad iiga carartee hadaad maanta cabatood xaajadoo cakiran iyo kugu noqotay criq i badayso ciirsi
Queue is empty
-- / --