VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumarka lama ficiltanteen - Lyrics

Anoo ka fiirsanoon Falanqeyn sheekada Sidaan ahay ruux la faray Afkaan kula galoo Fudayd kugu guursadee Afkaan kula galoo Fudayd kugu guursadee 2x Farxaan wiiloow jiriyo Fariidbaan ku moodayoo Fawfawle fawfawle noqotayoo Waxaan filanayn iyo Fajacbaa igu dhacee Waxaan filanayn iyo Fajacbaa igu dhacee 2x Nin fiican hadii aatahay Dumarka lama ficiltanteen Fagaaraha inaad tagtana Si foolxun umaad dhahdeen Fulaani waa saa Fulaani waa saa iyo sidaa Fulaani waa saa iyo sidaa 2x Faa,ido ma lihidoo Beenloow faafiyo warkiyo Habeenka faduuliyoo Foongoore layaable iyo Fiidnaalowbaa tahee Foongoore layaable iyo Fiidnaalowbaa tahee 2x Isirkaagii waan helee Filinkaagaa waa fashilmayoo Facebooka facebooka ku faaqlaysayoo Waxaan filanayn iyo Fajacbaa igu dhacee Waxaan filanayn iyo Fajacbaa igu dhacee 2x Nin fiican hadii aatahay Dumarka lama ficiltanteen Fagaaraha inaad tagtana Si foolxun umaad dhahdeen Fulaani waa saa Fulaani waa saa iyo sidaa Fulaani waa saa iyo sidaa 2x
Queue is empty
-- / --