Anoo ka fiirsanoon
Falanqeyn sheekada
Sidaan ahay ruux la faray
Afkaan kula galoo
Fudayd kugu guursadee
Afkaan kula galoo
Fudayd kugu guursadee
2x

Farxaan wiiloow jiriyo
Fariidbaan ku moodayoo
Fawfawle fawfawle noqotayoo
Waxaan filanayn iyo
Fajacbaa igu dhacee
Waxaan filanayn iyo
Fajacbaa igu dhacee
2x

Nin fiican hadii aatahay
Dumarka lama ficiltanteen
Fagaaraha inaad tagtana
Si foolxun umaad dhahdeen
Fulaani waa saa
Fulaani waa saa iyo sidaa
Fulaani waa saa iyo sidaa
2x

Faa,ido ma lihidoo
Beenloow faafiyo warkiyo
Habeenka faduuliyoo
Foongoore layaable iyo
Fiidnaalowbaa tahee
Foongoore layaable iyo
Fiidnaalowbaa tahee
2x

Isirkaagii waan helee
Filinkaagaa waa fashilmayoo
Facebooka facebooka ku faaqlaysayoo
Waxaan filanayn iyo
Fajacbaa igu dhacee
Waxaan filanayn iyo
Fajacbaa igu dhacee
2x

Nin fiican hadii aatahay
Dumarka lama ficiltanteen
Fagaaraha inaad tagtana
Si foolxun umaad dhahdeen
Fulaani waa saa
Fulaani waa saa iyo sidaa
Fulaani waa saa iyo sidaa
2x

Exit mobile version