Facayga waa weyn yahow
filinaa hore u galay
inaa fiirsado ma rabo
jecelkii fadhiid noqdaa
faa’ido ma kaynayee
ukuntii fuuntoodana
fatamiin ma yeelatee

inaa ku faanshaa jeceshahee
xabiibi xayaati macane hhhh
micnaba  micnaba
micnabaa kugu maan fadhiye

Intaan talo faro ka bixin
intaan kaa sii fogaan
Intaan talo faro ka bixin
intaan kaa sii fogaan
dhankagey ka forartaa
xumaantada ka feejiknow

Faruryaha waxaa ka tiriyo
siduu ficilkaga yahay
barqaa u dhaxeyo oo
qofka fahmaayo aan ehee
doqontii fiiro badan
faduusheydana yareen
meeley ka fiirsanbay
faraha saa ula gashaa

inaa ku faanshaa jeceshahee
xabiibi xayaati macane hhhh
micnaba  micnaba
micnabaa kugu maan fadhiye

Intaan talo faro ka bixin
intaan kaa sii fogaan
Intaan talo faro ka bixin
intaan kaa sii fogaan
dhankagey ka forartaa
xumaantada ka feejiknow

Exit mobile version