VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Go aan - Lyrics

hankiyo qalbigaa dagaalay hoheey anigaa is hiifay habeen qudha kuma rabee naftan ka hadh bay tidhaa go,aankuna ma hirgaloo hadhaw baan raadiyaa ileen in laguu hilooboo humaagiisana yaqaan ayay u hamuun qabaan hadaan hoobaan kalgacal hagaag la iskula gurayn hantaaqo anay i gaadhay hawaawi muxuu taraa wadnaha i hogaaminaaya heshiis la gal buu yidha a jacaylka hab buu yidhaa sidii hooyadii hanqari isna ima eegoo oo ilmadaa iga hibiq tidhaa ileen hawshiisa maahoo anigaa hurdadii ka quustay qalbiga haar buu ku yeelay hadaan hoobaan kalgacal hagaag la iskula gurayn hantaaqo anay i gaadhay hawaawi muxuu taraa
Queue is empty
-- / --