Hankiyoo qalbigaa dagaalay
Hoheey anigaa is hiifay
Habeenkuna kuma rabee
Naftaan ka har beey tiraah

Go'!aankuna ma hirgaloo
Hadhoow baan raadiyaa
Illeen nin lagu hilloobo
Huma geed aira yaqaana
Ayeey u hamuun qabaaa

Haddaan hoobaan kalgacal
Hagaag la iskula gureeynin
Hantaaqo aneey igaartay
Hawaawi maxuu taraa

Wadnaha i hogaaminaaya
Heshiis lagal buu yiraah
Jacaylka hab buu yiraah
Sidii hooyadii hanqariiii

Isna ima eega oo
Ilmada iga hibiq tiraah
Illeen hawshiisa maahee
Anigaa hurdadii ka quustay
Qalbiga haar buu ku reeb

Haddaan hoobaan kalgacal
Hagaag la iskula gureeynin
Hantaaqo aneey igaartay
Hawaawi maxuu taraa

Exit mobile version