VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ilmada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farax kaftan
Ilmada

intaan dunida guud joogay
intaan gaaf wareegaayay
intaan gooni soconaayay
intaan dumarka goobaayay
gabadh kaa qurxoon ma arage
wadnahayga galawdiisa
adaa ku gaaf meeran
beerkay adaa gaadhay
gabigayba adaa i saaqay
gabadh yahay adaa i haysta
jacayl baa i googooyay
ilmada i gobo,laysay
boodhari gadiisiiye
intaan iilka la i gaynin
gacmahaaga ii haadi

kaalay kaalay

anigaa

haa

galabtaanu wada kulanay
gaadhigana wada raacnay
geeraartayoo hadashay
xusuus gaarrabay noqotay
geesigii ragoow heedhe
go,oshada dareenkayga
cishqi guurayaa helaye
beerkayga wada gaadhay
intaa aan ka gu,in uunka
gacaloow iso raadi
jacaylbaa i googooyay
ilmada i gobo,laysay
boodhari gediisiiye
intaan iilka lay gaynin
gacmahaaga ii haadi

kaalay kaalay

anigaa

haa

gam,i waayay awgaayoo
galgashoo sariirtiiye
indhihii is galin waayoo
qalbigaan ka goyn waayay
sida guule kuu uumayy
waa inaad is garataayoo
garabkayga noqotaayo
guri ila yagleeshaayoo
gabar ii xambaarrtaayoo
gurxan iigu curtaaye
jacaylbaa i googooyay
ilmada i gobo,laysay
boodhari gediisiiye
intaan iilka lay gaynin
gacmahaaga ii haadi

kaalay kaalay

anigaa

haa

garashada aqoontaada
xilka saad u gudanayso
gobonimo ku hadalkaaga
hida gaara weeyaanoo
nin ku gaadhi karaa ma arage
go,aankaygu waa weeyi
waxan galiyay uurkayga
inaan galiyay uurkayga
inaan kuu goglaa aqalo
gasiin kuu sameeyaayo
afka kuu gashaa gacalo
jacaylbaa i googooyay
ilmada i gobo,laysay
boodhari gediisiiye
intaan iilka lay gaynin
gacmahaaga ii haadi

kaalay kaalay

anigaa

haa

codkii Farax kaftan