VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Borama - Lyrics

barwaaqada ciida booramee badarka ka baxaaya beeraha babayga ku yaal bustaanada biluhu kugu hooray buuraha budooda indhaha ubaxa bila bilicda quruxdiyo bidhaansiga naftaa u buseeshay boorame baradii cilmigee bariga afrikaay bay,adii raxmadiyo baladkii nabaday booramaay barankiyo badhaadha iyo balaayada baal llaagaa mari guyaal baxasanoo la beegsado taariikh bandhigaysa baal dahab balwadii iyo baa qiraysa baradii dhaqankaay barbaariya rugtiii boqoradaay baxnaaniya barbaarta xulkiyo bulshadaa wacan naftaa u buseeshay boorame baradii cilmigee bariga afrikaay bay,adii raxmadiyo baladkii nabaday booramaay barankiyo badhaadha iyo balaayada baal llaagaa mari
Queue is empty
-- / --