VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dartaa ma ledo - Lyrics

dartaa uma ledo hurdada intaa waan daydayaa dushaasaan meerayaa dadkii ila yaab huunooy ana uma daren furee naftani kay doontaybaan had iyo jeer daalacdaa allow dadgdag iigu beg docdiisana aan gala ubadna aan u daadahshaa darkii caashaqaan I helay ayuunbaan la duubnaho dabuubtiisoon maqlaa daway ii noqon lahayd dabib buu I yahoo waxaan daa,inkay baryaa inaan wada dadab galnee allow dadgdag iigu beg docdiisana aan gala ubadna aan u daadahshaa
Queue is empty
-- / --