VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gardaranaa - Lyrics

Gardaranaa jacayl Ruuxuu dabar kuxiray Ku durdurin ogaa Damaciyoo dhib badanaa Ma daruur hillaacdiyoo Dabayl roob jida wadabaa Xagguu igaga dagay Iga daaray caashaquu Caway iigu darantahoo Dabinkiisii aan galay Naftu doono keey tiri Alloow iigu deeq Ama iga dabiib Gardaranaa jacayl Da deey waa ka tagay Ma daneeyo cuntadaa Qalbigiyoo wadnuhuu idagay Ma daluul gubtaa iyo Ama dayr abaareed Siduu iigu dagay Ii doorshay caashaquuu Caway iigu darantahoo Dabinkiisii aan galay Naftu doono keey tiri Alloow iigu deeq Ama iga dabiib
Queue is empty
-- / --