VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Darmaan - Lyrics

Darmaantaan jeclaayeey bal aan Kula dardaarmee Dantu wada jir weeyee docdaada Ha iga baylihin Ana tayda igu da Dunidoo barwaaqa eey dHulka Nabad ku sii joog Caashaqana daadihi waligaa Ha siidaynee Daymada urooneey bal aan Kula dardaarmee Kuwa loogu daw galay labadi Is doortee kala dila dadka Is jecel Ayaan la isku keen dirineey
Queue is empty
-- / --