Heesta Dawo - Lyrics
dawooy dawo caafimaadeey
darmaan qurux lagu mariimaay
dareenka naftayda kiciyaay
deegaan baxday
ubax dilaacay
maxaa damqashada
kalgacalka dartaa
u haraadanaa
maxaa gabalkoo damay
dadkoo seexday guuro galay
maxay dirqi igu ahayd
danteena inaan u kaco
muxuu daal igu badnaa