Heesta Dhoof - Lyrics
jacaylkan ii dhaawacay
jacaylkan i dhala rogey
jacaylkan i dhaansaday
jacaylkaa dhabtaa
soo dhawaatey halistee
markaad iga dhaqaaqde
bal inaan ku dirado
dhexdaa xidhanayaa
malamalbaan dhigasane
dhoof nolu kulantee
ha dhantaalin caashaqa
dhakhso iiu soo noqo
dhaqaaq doobiyaha qaad
dhulku taako taako
dherer dul dhalalnimo
malaig ku dhowrtoo
waxa ku dhiba illahay
kuma soo dhaweeye
dhaydkana midan dhicin
dheeliya u sii raac
dhakhso meel walba u taga
dhoof nolu kulantee
ha dhantaalin caashaqa
dhakhso iiu soo noqo