naftan nool aduuna
mucjisadu dhertahe
markastaba jacaylbaa
ku hogaaminaye

waxan aad u hadaaqu
ma ogtaa ma helayaa
naf jacay haleelay
hawl waa imaysee
adimada maruun
nafsi iiga hiilin

naftan had iyo goor waxay
ay lumisay doonta
hawadiyo daruurta
shoobaalayee

waxan aad u hadaaqu
ma ogtaa ma helayaa
naf jacay haleelay
hawl waa imaysee
adimada maruun
nafsi iiga hiilin

Exit mobile version