Heesta Daa wadacalada - Lyrics
diintiyo asluubtiyo
nolol dhiiranantiyo
darajaale weynihii
hawgii togdheer
lagu manaysto
hadh wanaags sanagiyo
hawadeeda dahabka ah
tii logu deeqay
dal wanaagsanatiyo
ciideda dahabka
tii loogu deeqay
dhaala iyo ubaxeega
webiyada sanaag
xabadkaa u dhacalada
bariga u dhacaladaa
hargeysa iyo tamarteeda
arabsiyo dusheeda
boorama daawo dacalada
ala danaha dhaqankeena
danbarsame calankeena
dugsi laga bartaa
deeq illahaybaa leh
dadnimana somalaa leh
dalkeenina weeyan
ku dalxiisno caanaha
duunyo dhaqasho wacana
huga iyo ubaxa
rabi uu ku beero
dabaysha iyo boodhka
daah looga dhigayo
goor kastoo duraatana
duni lagu abaarsade
daaqa lagama waaye
dayax iyo baydhada
ogow baladweyn
marka daawo dalacada
webiyada durduraye
ku dumdumaay
afgooye daawo dacalada
gaalkacyo daawo dacalada