Heesta Aan daryeelno ‘Fiska cod kaliya’ - Lyrics
Dartaabuu
Dan jacayli qaaduu
Dhistayoo halbawlaha
Aduunbaa daweeyee
Waan dagaa markii aan
Deeqoow ku eegee
Kuu diyaaray anigee
Raga kaan ka doortoow
Aan daryeelno caashaqa
Caashaqa
Aan daryeelno caashaqa
Halka ay heestaa macaan
Idiinka imanasa waa maalmo.com