VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aan mideeno Caashaqa - Lyrics

maryuu u muuqda indhaha magane aragaa tahoo mohashada kalgacalkey ku mililicaanoo sida mayay aroor da,ay adigaa milkiyo sharaf maaxaya dhigoo nafta meyracaaye miirkii nafteydow kala maarmi meynee sida laba matanaa matanaa aan mideyno caashaqa mareer baxayoo magooloo munadi ubaxa tahoo maamuusta aragaa maanshe wax dheertahe meel joogsigaagiyo muuqaaga quruxda leh muraaqooday goortaan mahaadada xasuuste miirkii nafteydow kala maarmi meynee sida laba matanaa matanaa aan mideyno caashaqa
Queue is empty
-- / --