VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyadu waa firaash - Lyrics

aduunyadu waa firaash khalqigu wada fuushan yahay faruuryaha laga hadliyo is fahanbaa reer xukuma sideedaba fiida ubax fagaaruhu ka muuqashiyo filsamidaa lagu gartaayee cidladu faa ido male fursadi waa ha iska lumin wixii kugu filan ayaa fayoobida kaa helee fiirsasho waa lama hraan fogaadayee ruux wax jecel ilayn faaltaxawada cuduur kama faydo oo fakarku waa daawo li i farxadi waa tii horee faraantigii la isu xidhee ma fashilbaa sheekadeenii
Queue is empty
-- / --