Waxaan ahay dooni
Badwayn kula dakaantoo
Waxaan ahay mid daashoo
Duufsaday jacaylkuye
X2

Waxaan ahay miduu dilay
Uu dagay jaceelkuye x2

Allahayow dal ma aqaan
Allahayow dal ma aqaan
Qori daad wadaan ahaye
Dowyo hayga raaridin
X2

Waxaan ahay duhurkii
Gabal dam uyahayoo
Waxaan ahay mid dadan-
Oo durkin wayday socodke
X2

Waxaan ahay miduu dilay
Uu dagay jaceelkuye x2

Allahayow dad ma aqaan
Allahayow dal ma aqaan
Qori daad wadaan ahaye
Dowyo hayga raaridin
X2

Exit mobile version