Heesta Anaa isaga arkooday - Lyrics
Anaa isagaa arkooday
Anaa eegmada badshoo
Anaa il nugeyl dartii
Intaa daba oolanaa
Anaa ubixiyo udgoon
Amaan music ah shito
Aktaada ku edebsanaa
Kooras
Hadaa eedaha jaceyl
Adigu ku uur samatoo
Anigu urugada kalgacal
Intaa waa la ooyayaa
Anaa isagaa arkooday
Anaa boqradoo u baaqay
Anaa aaminoo jaceylka
Intaa daba oomanaa
Annaa udigiyo ugbaad
Annaa raxan raadiyoo
Annaa riyo run Moodayee
Qurxin laxan
Macaan riyo moodayee
Anaa isagaa arkooday
Anaa eegmada badshoo
Anaa il nugeyl dartii
Intaa daba oolanaa
Anaa ubixiyo udgoon
Amaan music ah shito
Aktaada ku edebsanaa
Kooras
Hadaa eedaha jaceyl
Adigu ku uur samatoo
Anigu urugada kalgacal
Intaa waa la ooyayaa