Anaa isagaa arkooday Anaa eegmada badshoo Anaa il nugeyl dartii Intaa daba oolanaa Anaa ubixiyo udgoon Amaan music ah shito Aktaada ku edebsanaa Kooras Hadaa eedaha jaceyl Adigu ku uur samatoo Anigu urugada kalgacal Intaa waa la ooyayaa Anaa isagaa arkooday Anaa boqradoo u baaqay Anaa aaminoo jaceylka Intaa daba oomanaa Annaa udigiyo ugbaad Annaa raxan raadiyoo Annaa riyo run Moodayee Qurxin laxan Macaan riyo moodayee Anaa isagaa arkooday Anaa eegmada badshoo Anaa il nugeyl dartii Intaa daba oolanaa Anaa ubixiyo udgoon Amaan music ah shito Aktaada ku edebsanaa Kooras Hadaa eedaha jaceyl Adigu ku uur samatoo Anigu urugada kalgacal Intaa waa la ooyayaa
