VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anna laanta ubaxa - Lyrics

show liida caashaqa show laabta ku hayee lulumaha sidisii show laydha raacdee adaa lumayee eegmada show libin dhan moodee ladi waa haldhaaguba intuu laacu muuqdee anna laanta ubaxa adaan kuu lulayaa show looli dheer baa show lahasho doonee caashaqa lurkiisii show maan lixaad gabin adaa lumayee eegmada show libin dhan moodee ladi waa haldhaaguba intuu laacu muuqdee anna laanta ubaxa adaan kuu lulayaa
Queue is empty
-- / --