midkii aan daymada ku diirsaday
indhuhu ku doogsanaayeen
dawadii qalbiga

wadkoon dilin ma dayn karee aan doonte
armuu i diidaa i dayriyaayoo ku daalaa
ama dar xumo iyo dhib doontaayoo dakaama
dandeed noqdaa doqontii cidlada ka dabaal dagayse

midkii aan dartiis u dib jiray
intii aan doon is lahaa
saw dhaaf u maleeyee

u daayacay dantaydii ilaawee

Exit mobile version