Heesta Aroos - Lyrics
curad wiil ahaayoo casiir weerar uu dhalay
ragu wada ciseeyaan calafkaa ku siiyee
dr caafimaad loo cabiraaya dhiigoo
cilmi calas firidkiisii amaleey caruuustee
ilmaan caasi noqonoo ka cabsada illaahoo
walid kood ciseeyoo idin caawinaayana
casiisow alla hayoow casiis ha idin siiyee
cadceed soo baxaysoo caradu ay iftiintaa
qof calaacal saaroo xirka qaarin karaan jirin
waxa taa la cayniya gabadh lala cajaba oo
amal caynigeeda caalam sooma marin abid