VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ashqaraar - Lyrics

ilayskiyo nuur iftiinka baxaya aduunyada gaadhay ma adigaa ashqaraaray yaabka amakaagay quruxdee iga hoo ubaxa iga hoo adanku adeecay ku aaminay cashag uur nugayl kuu ahaaday ildoogsay maantee caashagu ha istaago abaqaal ha ahaado fuaad iga hoo ho ubaxa iga hoo hadaan aqalkaaga hawaare kataago hargaysana aadno ila xidh usamayno hirdaha jigjiga iyo xamarna ku aroosno intaasi maku deegday ceelbuur agtiisi garame aagiisi jabuutina aadno haduu alalaasko soomali adikeed itaasi isku raacdo ala ilahee waad ideegday ajiibay jacaylka ogaaday dhankaaga qalbigaa ulanaaya ag joogiyo muuqa ayaantaan kuwaayo nataa iqranayso jacayl la ilmaysa jacayl la ilmaysa marnaba ma iloobo ayaan kama guuro maankayga agtiisa adaroos kalgacayl abaabulka caashag indhu eegmadaada xubiga u ilmeeye xubiga u ilmeeye
Queue is empty
-- / --