kolbaad tahaye meel
qaadoo kaa baxoo
qaadee ubaxeee
dhaamaan qariyoo
qacana inaan kuu arkaa
i qoonsadayoo
bal qabsoo waagaan
qandhysnaayee
xalmooyee habaar
waa looma dhintoo
hadhowna subaxdii
hoorteed ma kacdoo
aniyooo hilbahay
iikaala hooyanee
bal qabsoo waabaan
kuu qandhaysnaayee
hadii aad ubaxdeer
miidaaa u urooo
udgoon badan baa
aad lahaydooo
bal qabso waabaan
kuu qandhaysnaayee

Exit mobile version