VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baladwayn - Lyrics

Nafyahay Bil iyo labaan Aya meel barwaaqiyo Ballad weyn Ku geeyo Ku yidhaa Dal soo Baro Ku yidhaa Dal soo Baro 2x Buurahaa dhaadheer Dhaayuhu u bogoyaan Bartamaha magaalada Wabi Baal maraayoo Beeruhu waraabsheen 2x Dhulka quruxda badanee Loo wada buseeliyo Ballad weyn inaan dago Booqoshiyo dalxiiskana Bal soo joogo waa balan Waa Balan bal soo joogo waa balan 2x Waa Balad taariikh lahoo Diwaanka Baal dahab Hadraawi boqraayoo Beer Lula Ka caashaqey Beer Lula Ka caashaqey 2x Geedaha Bartaa dheer Bidhaantiyo uduga leh Goobtii aleh Ku beeray Waa idin bogaayoo Salaan baaxad leh baan Idiin idiin idiin Barinayaa 2x Dhulka quruxda badanee Loo wada buseeliyo Ballad weyn inaan dago Booqoshiyo dalxiiskana Bal soo joogo waa balan Waa Balan bal soo joogo waa balan 2x
Queue is empty
-- / --