VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Been been hamoodinee - Lyrics

Waan Barashadaadii Waxa ahay buseeyoo Weylaadkaaga oo qudha Waan Barashadaadii Waxa ahay buseeyoo Weylaadkaaga oo qudha Waanigaan baryaa Cirka iyo indhah iyo Halku dhagay basaasoo Boholyoobey awgaa Waanigaan baryaa Cirka iyo indhah iyo Halku dhagay basaasoo Boholyoobey awgaa Been been ha moodine Aniga bukoo dartaa Been been ha moodine Aniga bukoo dartaa Baaba,aaye isii macaan Been been ha moodine Aniga bukoo dartaa Been been ha moodine Aniga bukoo dartaa Baaba,aaye isii macaan Bali iyo nugaal iyoo Bad dhexe kismaaiyo Inaan adiga ceel kuu Bali iyo nugaal iyoo Bad dhexe kismaaiyo Inaan adiga jigjiga Kaa baanay waayoo Boqorkii jacaylkoow Dartaa baaba,aayoo Muusan waayay goortaa Kaa baanay waayoo Boqorkii jacaylkoow Dartaa baaba,aayoo Muusan waayay goortaa Been been ha moodine Aniga bukoo dartaa Been been ha moodine Aniga bukoo dartaa Baaba,aaye isii macaan Been been ha moodine Aniga bukoo dartaa Been been ha moodine Aniga bukoo dartaa Baaba,aaye isii macaan Isii macaan isii macaan
Queue is empty
-- / --