Cunta waa cuni waayee
Cawadii hurdi waayayee
X2

Ceelaan ku dhacee ku
Cariirsamayee seen ku
Ceeyman karaayee
X2

Casiis wayno iga caawi
Cindigayga aan helee
Calaf kayga ka yeel
X2

Cunta waa cuni waayee
Cawadii hurdi waayee
X2

Ceelaan ku dhacee ku
Cariirsamayee seen ku
Ceeyman karaayee
X2

Casiis wayno iga caawi
Cindigayga aan helee
Calaf kayga ka yeel
X2

Exit mobile version