VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damac jaceyl - Lyrics

Anoo damacaba Jacayl doodiisa Baran Da'dayduna Ay yartahoo guudka laydabay markaas X2 Ayuu dirirkii kalgacal Dushayda ku hoorayoo Intuu boholyow idagay Naftuna kugu deexatee X2 Qalbigaan kugu Daahayoo wadnaha Daris baad latahee Daryeeloo ila dadaal X2 Sidii wabiyada durdura Durbaba caashaqaan Idagay damaquna waa Cishqiga halbowlaha X2 Dabadeed dookh iyo Kalgacal aan wada Daroon doorinoo Dambarkiisoon Dhaniyo nimcada ku Dabaalanee X2 Qalbigaan kugu Daahayoo wadnaha Daris baad latahee Daryeeloo ila dadaal X2
Queue is empty
-- / --