VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daruuraha - Lyrics

daruuraha mushaaxee meeraayo samadee mahiiganka roobkiyo mayaygiyo biyaha sida waa maamul eeboo mucjisooyin waxa jira aayaduhu macneeyo mina laahi laga wado dhurtu inay magooshoo barwaaqada ku milantiyo mira iyo cagaariyo geeduhu man bixiyaan waa maamul eboo mucjisooyin waxa jira aayaduhu macneeyeen mina laahi laga wado noolaha markaa cuna inay mahad u celiyaan mawlaha xasuustaan mid ku waajib noqotee waa maamul eeboo mucjisooyin waxaa jira aayaduhu macneeyeen mina laahi laga wado xidid dhiig mareenoo kolka midiyo lagu saro maashee xinjira dhiig marna caano laga dhamo waa maamul eeboo mucjisooyin waxaa jira aayaduhu maneeyeen mina laahi laga wado
Queue is empty
-- / --