Heesta Dhaanto - Lyrics
igalay caashaqan i galay
goortu i helay ma garan
guyaalban kala maqnaynoo
wakhtigu uu gaabinaayo
goorma timid wan ku rabayee
dhabta iyo naftayda ku gam'a
sida doonto ugu galgalo
igalay caashaqan i galay
goortu i helay ma garan
guyaalban kala maqnaynoo
wakhtigu uu gaabinaayo
goorma timid wan ku rabayee
dhabta iyo naftayda ku gam'a
sida doonto ugu galgalo