VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhag Dhag ‘Dhamac Jacayl’ - Lyrics

Waa dhamac Jaceyl Nafta dhaawacoo An i dhaawacoo Dhalan rogay jirkee Dhuuxiyo Qalbiga I dhexqaadayoo Wadnahey Dhag lee Dhag Dhag Dhag Wadnahey Dhag lee Dhaayaheygiyow Aduun waa dhacdinee Intaa aan la dhiman Aanan kala dhiman Dhana hayga tagin Oo hayga Tagin Waa dhibic Jaceyl Igu soo dhacdoo Aney igu Dhacdoo A i dhalaalisee Sidaan kuugu dhagay Adna ii Dhaqoo A iigu haay dhabtoo Dhab dhab dhab A iigu haay dhab dheh Dhaayaheygiyow Aduun waa dhacdinee Intaa aan la dhiman Aanan kala dhiman Dhana hayga tagin Oo hayga Tagin
Queue is empty
-- / --