VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhamac Jaceyl (Dhag dhag) - Lyrics

waa dhamac jacal nafta dhaawacoo ani idhaawacoo dhalan rogay jirkee dhuuxiyo qalbiga idhhex qaadayoo wadnahay dhag lee dhaayahaygii yoow aduun waadhacdine intaanan dhiman aanan kala dhiman dhana hayga tagin waa dhibic jacal igu soo dhacdoo aney igu dhacdoo a i dhalaalisee sidaan kuugu dhacay adna ii dhaqoo a iigu hay dhabtoo
Queue is empty
-- / --