Dhibic jacayl waa Waa dhibic jacayl
Ha igu soo dhacdo
Anay igu dhacdo
Ha i dhalaalisee
Sidan kuugu dhagay
Adna iidhayoo
Haygu hay dhafee
Dhaf dhaf dhaf
Adna hay dhafe
2x
Dhaayahaygiiyoow
Aduun waa dhaxdine
Inta aan dhiman
Aaan aan kala dhiman
Dhana hayga tagiin
2x cusub
Oo Laxanka iyo musikada dhag dhag Wadata
Tani waa mida live-ka ah laakin Mida caadiga ah –
goor dhaw aan soo deen doonaa, Mahadasandiin

Exit mobile version