VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doqonti cidlada - Lyrics

midkii aan daymada ku diirsadey indhuhu ku doogsanaayeen dawadii qalbigaay wadkoon dilin madayn karee an doontee armuu idiidaa i dayriyaayoon ku daalaa arman darxumo iyo dhib doontaayon dakarta dabadeed noqdaa doqontii cidlada ka dabaldageysey midkii aan dartii u dibjiray midkii aan doon islaha dhawdhaf u meeye u daayacay dantaydii iloobee armuu idiidaa idayriyaayon ku daala arman darxumo iyo dhib doontaayo dakartadabadeed noqdaa doqontii cidlada ka dabaal dageysey
Queue is empty
-- / --