VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dugsiiye - Lyrics

Ma anniga la ii dagaa Lay duur xulaa Hadba shax yar la ii dagaa Ama la ii ilduufsadaa Waan ku doonayay miyaa Marna anniga la ii dagaa Dugsigaygiyoow Miyaan Laygu kaa diri karaa Ma annigaa la ii dabaa Lay dabaal joogsadaa Hadba dabin la ii dhigaa Dabay la iga raaridaa Waan ku dortayee miyaan Dire diradaha kuu maqlaa Dugsigaygiyoow Miyaa Laysku keen diri karaa
Queue is empty
-- / --