gayigaba dhamaan geesigan ka doortayow garaadkii naftaydoow wiiyaalbaa kusugaayo kusugaayo kuu gaar ahaado kuu goo niyooboo gaashaankii noloshiyo