VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gob baad ft Qoomaal - Lyrics

aduunyada geedigaa guulaha aadmigu tirsado jaclkaa gardaadiyoo guriga aan buxibo jirin samuhu u gabaabsiyaa runtii geedkan caashaqee dhirtiyo iga baxay wadnaha aduu kuu gaaryahee miraha gacaltooyadiyo xigtooy hoobaan kaguro adaa inatay gabadh jirtiyo gayaankaba kaa xushee guudkaad iisaaran tahay gob gobaad aaminaay tahee bog iyo laabta iigu qabo nolosha caashaqa godloow buuraha galadaha sidood macaankeeda kuu guntee hadaan qalbiya isu go'ay gim gimi waa lagu dhintaa naftaydaa gacaliyoow gacanta ku haysaa ogoow adaan kugu koobsanow maankaa kuu gooniyeeh ka dhawr inuu gaaro nabar adaa inta gaban jirtiyo gayaankaba kaa xushoo guudkaad ii saarantoo gob gobaad fasaloow tehee bog iyo laabta igu qabo caashaqa tira iga garoo hadii laguu gaabiyo la muujin bartuu gogladay magaarin halkuu arbo xilkiisii ma gudan adaan gor iyo alal xigtooy ku guneenayaa adaan goobaha dalxiis gayiga meesha uugu wacan damashle kugu geenayaa quruxda guur waa jacayl nagaadkiisuna garow gofkii dhaca maalintaa godobta ruuxii tirsado garowshiyaa u sad ah noloshu waa galab caroow dadkuna waa guul ifee waan aakhiro goblamin jirkooda cadaabta gubin guuloow naga yeel dhamaan
Queue is empty
-- / --