VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guurkiina - Lyrics

laba yohow mataanoobay muhashada jacaylkiina mudo aan sugaynayba idinkoo is moogaa hadii miida loo dhigo malabkii la soo jeentay mahad eebe weeyaane ka maqsuudnay guurkiina ma ogtahay caloow heedhe marwadii asluubtiyo muuqiyo hanaankiyo miirkiyo xishoodkeeda milki inantii loo siiyay hadaad maanta hani hayso kalgacayl macaankiisu nasab iyo caruur weeyaan minan lagu dagaa weeyaan maamul lagu dhaqma weeyan magacaan lumayn weeyaan arag weeyaan taariikhdu maankiyo quluubtiina kalsoonida ku meegaagan ma ogtahay hani heedhe mudanihii asaagiin miisaan hab dhaqankiis maskaxdiyo aqoontiisa mane eebe ugu deeqay
Queue is empty
-- / --