VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha iga dhuuman - Lyrics

Dheeha quruxay Dahab dhalaalaay Dhamees dumaray Dhalasho wacanay X2 Dhamees jiirkiyo hoy Lafta dhabarkow Dhuuxiyo lafaha dha-- Maan waax yahow X2 Dhigeed hablaha Ba taan ku dhololaay X2 Dhaayaha aragiyo Dhaya ruuxdow x2 Dhaya ruux haa haa Haa x2 Kuu dhiibay naftoo Ku dhowrtay x2 Kugu dhaatay mac-- Aanow Kugu dhaatay X2 Mar haduu dhab yahay Ooy dhalan teed kugu Haa haa x2 Dheeliga udiid cashaqa Dhamaan x2 Hayga dheeraan hayga Dhuumane hayga dhixine Waa dhibkaygee x2 Hayga dheeraan hayga Dhuumane hayga dhixine Waa dhibkaygee x2 Hayga dheeraan hayga Dhuumane hayga dhixine Waa dhibkaygee x2
Queue is empty
-- / --