VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha u caroon Calaf - Lyrics

CadCeeda iyo Xidigihiyo Cimilada Aduunyada ----- X 2 Cirka aarka joogiyo Halka Ceynku Kaga Yaal Adigoon Ku Caan Noqon Carra Edegta Hadalkee Ama Caamil Kala Harin ------X 2 Isagaa Cumaamadan Culuun Kaa Gu' Weynoo -- X 2 Cayayaanka duulee Cidi Aanay arag iyo ---- X 3 Ciirsi Ruuxa kuu xiga Haku Noqon Haku Noqonin Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii ---- X 2 Caqlig iyo Wax garashiyo Ceynaano Nabadeed ----- X 2 Xaajada Cakirantiyo Golo lagu Cadeyn Karo Codkarkiisa Weyniyoo Garta Caadilkeey Noqon Ama Caawin Karin Nolol ----- X 2 Ha U Caroonin Waqtiga Iyo Calaf Waxaad Ku Weydoo ----- X 2 Caya Yaanka Duulee Cidi Aaney Aragiyo ---- X 2 Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga Haku Noqon Haku Noqonin Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii ----- X 2 QEYBTA 3 AAD Cilmi Iyo Wax Barashiyo Caruurnimo Wax Kaa Lumay ---- X 2 Adoon Cashirka Diintiyo Cabsidii Illaah Wadan Ama Caalim Weyn Noqon Ha U Oran Cariifiga Caggo Midaad Ku Galeysiyo ---- X 2 Ha Cadaadin Ruuxaan Kaa Gayin Colaadoo ----- X 2 Cayayaanka Duulee Cidi aanay aragiyo Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga HaKu Noqon HaKu Noqonin Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii BY ==> AMUUNA ABDULLAHI
Queue is empty
-- / --