VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Han iyo Dookh - Lyrics

Hibooy hodaalayeey hilaac muuqda tahoo habkii hodan ba tahoo hilaac quruxda uga eg xishoodka huwane hagoogta asluubta xiran hooyadii so korisaybaa hufnana lagu dheehayoo horjooga iyo heybadana hidaha diintena iyo hiba iyo qurux ba u dheer hablaha somaliyeed hawenka aduunka jira hormuudkoodi bey noqdeen hibana qurux ba u dheer ninkii helaa cawa leh anigu ku hanweyniyoo hadaan kumanaan habeen haasaawaha ila wadoo hortana aanaan is arag hibooy hadalkaga wacan marnaba kama haabayee heybow hoodaale wiil halyeey geesi ba tahe hogaan xidhanayay iyo go,aan huwanayay baa tahe labada hooyadu dhashee horaad wada nuugtay baa isaga hilib dhawnahoo hadh iyo geed beynu nee hido iyo dhaqan beynu nahe hal iyo nirig beynu nahe han iyo dookh beynu nahe sinaba uma kala harnee anigu kuu han weyniyo hadaad kumanaan habeen mudana aan is arag ogow hadalkaga wacan heybow kama haadayee
Queue is empty
-- / --